SUBAX: Xamaas mabeenisay mise way rumeysay geerida Sinwar iyo wararkii ugu dambeeyay xaalada b/dhexe
SUBAX: Xamaas ma beenisay mise way rumeysay geerida Sinwaar? iyo wararkii ugu dambeeyay xaalada bariga dhexe gaar ahaan Gasa.
SUBAX: Xamaas mabeenisay mise way rumeysay geerida Sinwar iyo wararkii ugu dambeeyay xaalada b/dhexe
SUBAX: Xamaas ma beenisay mise way rumeysay geerida Sinwaar? iyo wararkii ugu dambeeyay xaalada bariga dhexe gaar ahaan Gasa.
30 comments
aloow reer falastiin iyo lubnaan aloow ugar gaar aloow unaxariiso waa shahiit
Ma dhiman sinwar wa been abuur rer galbedka
Hadey run tahay allah una sariisto reer falastìn ilaahay ha u hiiliyo waa geesiyaal garab waayay ilaahay yuhuud habaabiyo masiibo haku dhacado
Video nadaara 8 saac kahor buu ahaa USA 🇺🇸 Haduu waagu noo baryay, Hamaz warbay soo saartay
Uu shahiiday Sinwaar Allaha ha unaxriisto.
Aad ayaan ugu kalsoonahay in warkaagu yahay mid la duubay subaxa iyo galabta iyo habeenkaas tariikhda aad sheegayso oo cadaynta u ah xiliga waaad mahadsantahay dunida casriga waa mid warkii shalay laga dhigikaro maanta mid socda adigu waad nokala cadaysay kusoco…
Hadu dhintay yahya sinwar kuman kum aya nokhonayo yahaya sinwar
ALLAH HAUNAXARISTU walalkena
Kol haddii ay Xamaas beenin-weydey waa dhab waana la khaarajiyey qofkaas . Urur amma dawlad la yidhi madaxweynihiinna waa dhintay may aammuseene waxa soo dhigi-lahaayeen isago nool oo hadlaya . Waa dhab waa la diley waa la diley waa la diley ninkaas ku jirey argagaxisada
Allaha xifdiyo nolol iyo geeriba yaxye
مات الارهابي يحي سنوار . توجه نحو جهنم
Alaa ina nasru laahi qariib
Mujaahid sinwar jano ayaan u rajeyneynaa insha allaah
Ma runbaa in la dilay Yaxye sinwar ilahow been kadhig
Wacaleekum asalaam waraxmatu allaah wabrakaatu
Jimca wanaag san oo wacan
Wcs aboowe wat mahadsan tahay ilaah falastiin ha guleeyo ilaahow yahuud mareykan cirib tir aamiin yaarabi
Yaxye sinwaar wa geesi haduu nolaayna wa nin difaacay dalkiisa iyo dadkiisa sharaf iyo maqaam ayuu ku lee yahay haduu dhintayna wa shahiit si sharafleh ku dhintay ilaah ha u naxariisto yaxye iyo ismaciil si kaara ayeey ii tabteen
Yaxye sanwar alle hau naxariisto io ku wi ke la dhinty alle hau naxariisto 😢😭😭😭😭🤲🤲
Wcs wll w
A/Lillah Rabbul caalamiin daaimman calla kulli xaal.
Yaxya Sinwaar, hodhimideyn heg binnu Addamleey ki dhimidima heg I/heey ki noolyi " SHUHADAADI DHIDEEN IN ARTEEN IYA ALLIH ARRIH ", .
Falastiin Yaxya Sinwaarleey miee baddinyiin reed ALLIH ku tuugaane ko' Ussibih kudorrin dhini kastibih HOOKALI MAHDIGI DIINTI NIIN SHEEGDI INNI HA DAAHIRIH I/Allah.
WWW, Naddaroow Hiraab jimmaheed oo feyllin. Asc. Meggin Allih.
Jabhadas waxa muqato in go'an ay ka garen in nin la magacabo haddii la magacabana la qariyo an la shacin wayo ninkii la ogado inu madax yahay wa la dila sidas darted in la qariyo ayey badbadin u arkan sida xisbullah lama shacin
Allahaunaxariistohalgamaagayaxiye
Dhimashadiisuna wa sharaf nnoloshiisuna sharaf ayey ahsyd ilaahay naxariis wa sac ah hasiyo
Geeri sharaf leh ayuu geeriyooday
Ilaahay run kama dhigo geerida sinwaar🤲❤️
Falastiin waa wada sinwaar alahaguulayo falastiin
Allow guule muqawamada xaq u dirirka ah xornimo doonka ah Amiin cadawada isbaheystay riyadooda Alle ma rumeeyo wale ooyin iyo jab ayaga iyo jaajuustoda ayaa ku dambeyn beenaleyaal walhi caraba idin gacan gelisay oo shirqooshay haduu dhintay Allaya Raxma
Dhamaaneen wada yexye swaar ayan nahay yuhuudna way janin insha ah islaamka guuul
Machaallah
Illahayo ugargar 🇵🇸🇵🇸🇵🇸♥️♥️♥️♥️🩵🩵🩵🩸🩸🩸🩸