GALAB: Tii ugu xumeyd abid ayaa kudhacday maanta Asraa’lll, Natelyahuu gurigiisa oo la duqeeyay, iyo

GALAB: Tii ugu xumeyd abid ayaa kudhacday maanta Asraa’lll, Natelyahuu gurigiisa oo la weeraray, halkuu joogay isaga xiligaas? Warbixin faah-faahsan

43 comments
  1. ❤❤😂ku mahadsanid Tabintaada xogaha mihiimka ah ee Daafaha dunida siiba B/dhexe ❤😂🎉😢😮😊😊❤❤😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤

  2. mabaadida iyo woxow rabo natanyahu ma heli karaa waaye hadaan allaha aqbalin kufaar maujrim weynaaday waaye sheydaanka

  3. Allaah akber Axdulaah guul xisbullaah xamaas muqawinda Alqasaan xutuyiinta Allaah caawi muslimiin oodhan miday 🇵🇸☪️🇾🇪🇮🇷🇹🇯☪️🇵🇸🇵🇸🤲🤲💪💪☪️🇾🇪🇹🇯🇮🇷

  4. Nadarow honey ayaan kugu sheeegeey war madaxda carabao iyo warbaahintoodi ka soo baxey inaadan noosheegin.
    Iiraan wey ka dambeynet weyna ku saxsan tahay ma carabta aye dabadhilifka ka dhigteen bey mooodeen.
    Mareykan iyo reer galbeed daggaalka aye gaza ka wadaan yaa ka hadla??
    Netanyahu iyo yahuuda oo dhan dhulka ayaa ladhigi sida gaza ay u galeen oo kale.
    Allahayow yahuuda iyo wixii lasafan burburi insha'alaah.

  5. Alaahu akbar waan ku farxay in uu bgburo ntnyhu gurigiiso iyo yuhuud dhamaanteedba waxa soo dhawaaday nasrigii aan suyay na inbadan alle ayaa hamadle

  6. israa,iil Dunida ma laga jeclo ha noqoto Urub & USA , Runtii waa la nacey Reer Galbeedka waa u qoslaan , ileyn waa laga baqaa , waa umad aad u dhib badan , nin sigtey ma nool !!!!

  7. Haduu doono wuu ku jiray asuu ku dhex baqtiyay hodhoow eey leeyihiin yahuuu hergab aa dilay iyo wadnahaa istagy😂

  8. Inshaa alaah way is badalayaan ayaamahu waayo waxaan kujiraa imtixaan muslimiinta lamarinayo guul io waxaa soo socda ayaamo ay islamku guulaysanayaan

Leave a Reply