{"id":30722,"date":"2026-04-17T23:58:22","date_gmt":"2026-04-17T23:58:22","guid":{"rendered":"https:\/\/www.europesays.com\/people\/30722\/"},"modified":"2026-04-17T23:58:22","modified_gmt":"2026-04-17T23:58:22","slug":"erdogan-turkigu-wuxuu-si-joogto-ah-u-taageerayaa-midnimada-dhuleed-iyo-horumarka-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.europesays.com\/people\/30722\/","title":{"rendered":"Erdo\u011fan: Turkigu wuxuu si joogto ah u taageerayaa midnimada dhuleed iyo horumarka Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p style=\"text-align: justify;\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/www.europesays.com\/people\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/1776441100672759477_1427484566089345_7084048013415631782_n.jpg\" alt=\"Erdo\u011fan: Turkigu wuxuu si joogto ah u taageerayaa midnimada dhuleed iyo horumarka Soomaaliya\" width=\"660\" height=\"359\"\/><\/p>\n<p style=\"text-align: justify;\">Jimco, Abriil 17, 2026 (HOL) &#8211;\u00a0Madaxweynaha Jamhuuriyadda Turkiga, Recep Tayyip Erdo\u011fan, ayaa khudbad uu ka jeediyay Madasha Diblomaasiyadda Antalya (Antalya Diplomacy Forum) ku muujiyay taageero cad oo ay dowladda Turkigu u hayso Soomaaliya.<\/p>\n<p style=\"text-align: justify;\">Erdo\u011fan ayaa sheegay in Ankara ay si dhow ula socoto horumarka Soomaaliya ee dhinacyada amniga iyo xasilloonida sanadihii ugu dambeeyay, isagoo xusay in dadaallada dowladda Soomaaliya ay yihiin kuwo lagu dhiirigelinayo.<\/p>\n<p style=\"text-align: justify;\">\u201cWaxaan si dhow ula soconnaa tallaabooyinka ay Soomaaliya ka qaaday amniga iyo xasilloonida sanadihii u dambeeyay, Turkiga ahaan, waxaan sii wadi doonnaa inaan si aan leexleexad lahayn u taageerno midnimada dhuleed ee Soomaaliya iyo kobaca dhaqaalaha,\u201d ayuu yiri Madaxweyne Erdo\u011fan.<\/p>\n<p style=\"text-align: justify;\">Hadalkan ayaa imaanaya xilli xiriirka ka dhexeeya Turkey iyo Somalia uu sii xoogeysanayo, iyadoo Turkigu uu ka mid yahay saaxiibada ugu dhow ee Soomaaliya ka taageera dhanka amniga, kaabeyaasha dhaqaalaha, iyo tababarrada ciidamada.<\/p>\n<p style=\"text-align: justify;\">Dowladda Soomaaliya ayaa si joogto ah uga mahadcelisa doorka Turkiga ee dib-u-dhiska iyo taageerada istaraatiijiga ah ee uu siiyo dalka, taas oo lagu tilmaamo mid ka mid ah iskaashiyada diblomaasiyadeed ee ugu firfircoon gobolka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"Jimco, Abriil 17, 2026 (HOL) &#8211;\u00a0Madaxweynaha Jamhuuriyadda Turkiga, Recep Tayyip Erdo\u011fan, ayaa khudbad uu ka jeediyay Madasha Diblomaasiyadda&hellip;\n","protected":false},"author":2,"featured_media":30723,"comment_status":"","ping_status":"","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[16467],"tags":[20904,20908,20899,20910,20909,20903,20907,7098,20902,20911,20906,20900,20905,20901],"class_list":{"0":"post-30722","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-recep-tayyip-erdogan","8":"tag-ah","9":"tag-dhuleed","10":"tag-erdoan","11":"tag-horumarka","12":"tag-iyo","13":"tag-joogto","14":"tag-midnimada","15":"tag-recep-tayyip-erdogan","16":"tag-si","17":"tag-soomaaliya","18":"tag-taageerayaa","19":"tag-turkigu","20":"tag-u","21":"tag-wuxuu"},"share_on_mastodon":{"url":"https:\/\/pubeurope.com\/@people\/116422764431347123","error":""},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.europesays.com\/people\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30722","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.europesays.com\/people\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.europesays.com\/people\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.europesays.com\/people\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.europesays.com\/people\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=30722"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/www.europesays.com\/people\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30722\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.europesays.com\/people\/wp-json\/wp\/v2\/media\/30723"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.europesays.com\/people\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=30722"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.europesays.com\/people\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=30722"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.europesays.com\/people\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=30722"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}